HomeWararLammaane bisad ku dhex riday Makiinadda dharka lagu dhaqo (washing machine)

Lammaane bisad ku dhex riday Makiinadda dharka lagu dhaqo (washing machine)

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Muuqaal Video oo uu ka muuqdo Fal Arxan-darro ah ayey Lammaanayaal u dhashay dalka  Britain Oneline u soo dhigeen Youtube-ka. Muuqaalkan yar (Clip)  ayaan la rumeysan karin, maadaama ay bisadda si xun loo ciqaabay. Catowga bisadda iyo isku-daygeeda ay ku doonayso inay kaga soo baxdo Makiinadda ayaana laga dheehan karaa Muuqaalkaasi. Lammaanaha oo codkooda laga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muuqaal Video oo uu ka muuqdo Fal Arxan-darro ah ayey Lammaanayaal u dhashay dalka  Britain Oneline u soo dhigeen Youtube-ka.

Muuqaalkan yar (Clip)  ayaan la rumeysan karin, maadaama ay bisadda si xun loo ciqaabay.

- Advertisement -

Catowga bisadda iyo isku-daygeeda ay ku doonayso inay kaga soo baxdo Makiinadda ayaana laga dheehan karaa Muuqaalkaasi.

Lammaanaha oo codkooda laga maqlayey Video-ga ayaa ku qoslayey falka ay bisadda ku sameeynayeen.

Waxay sheegeen inay bisadda diiday inay isticmaalaan saxankeeda iyo sanduuqa.

- Advertisement -

Ugu dambeyntii ay bisaddii ka fureen albaabka, kana badbaaday falkaasi arxan-darradda.

Wakaalladda Wararka Raashiya ee INTERFAX ayaa sheegtay inay Boliska magaalladda Magitogorsk baarayaan meesha dhab ahaan lagu soo duubay Muquaalkaasi.

© Warqabadka Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts