HomeWararIlmo yar oo lagu tuuray dhul cidlo ah oo ay quraanjo...

Ilmo yar oo lagu tuuray dhul cidlo ah oo ay quraanjo cuntay

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Saraakiisha Boliska ee dalka Raashiya ayaa sheegay inay  heleen ilmo yar oo mar dhow dhashay, taasi oo lagu tuuro  goob ay maraan Bulaacadaha oo ku taalla duleedka magaalladda Chelyabinsk ee dalka Raashiya.

Boliska waxay sheegeen in gabadhaasi yar oo saddex maalin jir uu helay nin maqlay oohinteeda, xilli uu ku sii jeeday shaqadiisa.

Gabadha ayaa la dhigay  dhul aysan cidna degganayn oo hawd ah ayaa la sheegay haddii aan la heli lahayn inaysan sii badbaadi lahayn.

Ninka helay gabadha waxa uu u yeeray Ambalaas oo ilmahii yaraa u qaaday Isbitaalka.

Haatan waxaa la sheegay inay gabadha yar ka soo kabanayso qaniinyaddii quraanjadii ku xoonsanayd.

Saraakiisha Boliska waxay sheegeen inay baadi-goobayaan Waalidkeeda, si loogu maxkamadeeyo dayaca ilmaha yar oo ay nolosheeda khatar gashay.

BABAY 1BABY 2 BABY 2

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories