HomeWararBisadda ugu weyn Maraykanka oo ku miisaan ah wiil afar jir ah.

Bisadda ugu weyn Maraykanka oo ku miisaan ah wiil afar jir ah.

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Bisad loogu magac daray Sprinles ayaa la hadal hayaa inay noqon karto bisadda ugu culus dalka Maraykanka.

Bisadda waxaa haatan lagu hayaa daryeel caafimaad si loola dagaalamo cayilnaanta saa’idka ah.

Bisadaha caadiga ayaa la sheegay inuu culeyskeeda u dhexeeyo 11 ilaa 13 Pounds, laakiinse Bisadda Sprinkles ayaa waxa uu culeyskeedu dhan yahay 32 Pounds, waxayna ku miisaan tahay wiil afar sanno jir ah.

Bisadaasi Sprinkles ayaa waxaa haatan ka soo kabanaysaa cayilnaanta, iyadoo ay baxnaaniso shaqaale ka tirsan SOS Sea Isle City Cats in New Jersey ee dalka Maraykanka.

Bisaddan waxaa markii hore laga helay guri xiran, ka hor inta aan loo soo qaadin goobta hoyga u ah Xayawaanaadka ee New Jersey animal shelter.

Jones Olandt oo ah mutadawacad isku xil-qaantay daryeelka Xayawaanaadka ayaa sheegtay inay dhibaato ku qabto sidii ay u qaadi lahayd bisadda Sprinkles.

“Ma garanayno milkiilaha leh bisaddan” ayey tiri Jona Olandt oo intaasi ku dartay inaysan Milkiilayaasha aqoonin sida loo daryeelo bisadda.

Xigasho: Mirror

© Warqabadka Dalsan Radio

Mukulaal 1 (1)

 

mukulaal 2

mukulaal 3 (1)

 

mukulaal 4

 

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories