HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in Hoggaanka dalka Sudan astaan u...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in Hoggaanka dalka Sudan astaan u yahay Dimuqraadiyadda

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Waaberigii hore ee shalay gaaray caasimadda dalka Sudan ee Khartoum ayaa waxa uu maanta ka qeyb galayaa Munaasabadda Caleemo-saarka cusub ee Madaxweynaha dalka Sudan, Field Marshal Albashiir. Madaxweyne Xasan Sheekh oo Suxufiyiinta kula hadlay magaalladda Khartoum waxa uu tilmaamay inay doorashaddii dhawaan lagu doortay Madaxweyne Albashiir  muujinayso kobaca Dimuqraadiyadda Sudan. […]

- Advertisement -

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Waaberigii hore ee shalay gaaray caasimadda dalka Sudan ee Khartoum ayaa waxa uu maanta ka qeyb galayaa Munaasabadda Caleemo-saarka cusub ee Madaxweynaha dalka Sudan, Field Marshal Albashiir.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Suxufiyiinta kula hadlay magaalladda Khartoum waxa uu tilmaamay inay doorashaddii dhawaan lagu doortay Madaxweyne Albashiir  muujinayso kobaca Dimuqraadiyadda Sudan.

- Advertisement -

Wargeyska Sudan Tribune ayaa qoray inuu Madaxweynaha Somalia sheegay inuu dalka Sudan yahay ka mid yahay dalalka Afrika ee nadiifka ka ah Xiisadaha Siyaasadeed ee Gobalka.

Madaxweynuhu waxa kaloo uu ka hadlay Xiriirka Somalia iyo Sudan, wuxuuna hoosta ka xariiqay inay Dowladdiisa quudaranayso inuu sii xoogeysto Xiriirka Labada dal.

@ Warqabadka Dalsan Radio

Latest stories