HomeWararCiidamadda Dowladda iyo AMISOM oo Xalay La Wareegay Toratorow

Ciidamadda Dowladda iyo AMISOM oo Xalay La Wareegay Toratorow

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa Xalay la wareegay Deegaanka Toratorow Ee Gobolka Shabeeladda Hoose kadib markii ay halkasi isaga Baxeen Kooxda Al Shabab. Ciidamadda Iskashanaya ayaa la wareegay Deegaanka iyadda oo uusan Dagaal dhicin sida Gudoomiyaha Gobolka Shabelladda Hoose uu sheegay. Al Shabab ayaa imminka kaga sugan Gobolka Shabeeladda Hoose Degmadda Sablale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa Xalay la wareegay Deegaanka Toratorow Ee Gobolka Shabeeladda Hoose kadib markii ay halkasi isaga Baxeen Kooxda Al Shabab.

Ciidamadda Iskashanaya ayaa la wareegay Deegaanka iyadda oo uusan Dagaal dhicin sida Gudoomiyaha Gobolka Shabelladda Hoose uu sheegay.

- Advertisement -

Al Shabab ayaa imminka kaga sugan Gobolka Shabeeladda Hoose Degmadda Sablale oo kaliya waxayna dhawaan Dhowr jeer ay isku dayeen iney Weerar xoogan kula Wareegan Deegaanadda Awdhiigle iyo Mubarak.

 

 

- Advertisement -

 

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts