HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh Mohamoud oo ka qeyb geli doona Munaasabad lagu caleemo...

Madaxweyne Xasan Sheekh Mohamoud oo ka qeyb geli doona Munaasabad lagu caleemo saarayo dhigiisa dalka Sudan.

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

Madaxweynaha Dowladda Federalka Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu berrito ka qeyb galo Munaasabadda dib loogu caleemo saarayo saarayo Madaxweynaha dalka Sudan, Jeneral Omar Hassan Ahmed Albashiir, oo dhawaaan ku guuleystay Doorashaddii Madaxtinimadda ee ka dhacday dalkiisa.

Munaasabadda Caleema-saarka oo ay ka soo qeyb geli doonaan Hoggaamiyayaal Carbeed iyo kuwa Afrikaan ayaa waxay berrito ka dhici doontaa magaalladda Ondaramaan oo u dhow caasimadda dalkaasi ee Khartoum.

Madaxweynayaasha kale ee lagu casuumay Caleemo-saarka ayaa waxaa ka mid ah Madaxweynayaasha dalalka Jabuuti, Masar, Kenya, Zimbabwe, Chad iyo Kenya.

Waxaa kaloo lagu ccasuumay Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika iyo Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta.

Dhinaca kale, Madaxweynaha dalka Sudan, Jeneral Albashiir oo xilkaasi hayey tan iyo sannadkii 1989-kii, oo uu xilka ku qabsaday Afgembi Milliteri.

© Warqabadka Dalsan Radio

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories