HomeWararWafdi uu Hogaaminayo Ra'iisul Wasaaraha oo Gaaray Cadaado

Wafdi uu Hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha oo Gaaray Cadaado

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhaw gaaray Magaaladda Cadaado Ee Xarunta Maamulka Ximin iyo Xeeb. U jeedada booqashadda Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu sheegay inuu furi doono Wajiga Labaad Shirka Maamul u sameynta Goboladda Dhexe. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud ayaa 15kii Bishii april waxa uu ka furay Magaaladda […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhaw gaaray Magaaladda Cadaado Ee Xarunta Maamulka Ximin iyo Xeeb.

U jeedada booqashadda Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu sheegay inuu furi doono Wajiga Labaad Shirka Maamul u sameynta Goboladda Dhexe.

- Advertisement -

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud ayaa 15kii Bishii april waxa uu ka furay Magaaladda Cadaado Wajiga Hore Shirkan.

Latest stories