HomeWararSoomaalida Maraykanka ku nool oo dib u dayactiray Masjidka Dar Al-hijra...

Soomaalida Maraykanka ku nool oo dib u dayactiray Masjidka Dar Al-hijra oo uu horey dab u baabi’iyey

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Masjid ku yaalla magaalladda Minneapolis ee dalka Maraykanka oo uu dab baai-iyey muddo haatan laga joogo 18 bilood ayaa la filayaa in Toddobaadka soo socdo dib loo furo. Absisalam Adam oo ka mid aah Hawlwadeennadda Masjidka Dar Al-hijra ayaa sheegay in Masjidka la furi doono bisha soo socoto ee June 6-da. Waxa uu tilmaamay in  […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Masjid ku yaalla magaalladda Minneapolis ee dalka Maraykanka oo uu dab baai-iyey muddo haatan laga joogo 18 bilood ayaa la filayaa in Toddobaadka soo socdo dib loo furo.

Absisalam Adam oo ka mid aah Hawlwadeennadda Masjidka Dar Al-hijra ayaa sheegay in Masjidka la furi doono bisha soo socoto ee June 6-da.

- Advertisement -

Waxa uu tilmaamay in  kharaj dhan 200,000 oo Dollar dib loogu dhisay Masjidkaasi oo ah Masjidka ugu mashquulka badan Masaajidda ku yaalla magaalladda Minneapolis oo ay deggan yihiin Jaalliyadda ugu badan ee Soomaalida ku nool dalka Maraykanka.

Ku-dhawaad 300 oo qof ayaa ku tukan jirtey Masjidka, ka hor intuusan Masjidku ku baabi’in dab ka kacay 18 bilood ka hor.

Jaalliyadda Muslimiinta ee ku nool magaalladda Minneapolis ayaa soo dhaweeyey in dib loo furo Masjidka Dar Al-hijra, iyadoo ay foodda nagu soo hayso curashadda bisha Barakaysan ee Ramadaan oo ay ka dhiman tahay wax ka yar 3 isbuuc.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts