HomeWararNin Somali ku eedeysnaa Kufsi oo lagu xukumay Maraykanka

Nin Somali ku eedeysnaa Kufsi oo lagu xukumay Maraykanka

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Maxkamadda magaalladda Livingstone ee dalka Maraykanka waxaa la soo taagay Nin Somli ah oo lagu magacaabo Mohamed Mustafa, kaasi oo lagu soo oogay inuu geystay kufsi. Ninkaasi oo 23-jir ah, dhigtana Kolejka Evelyn Hone College ayaa beeniyey Eedeynta lagu soo oogay. Iyadoo hadalkiisa la turjumayo ayuu Eedeysanaha ku sheegay inuusan haba yaraatee jirkeeda taabanin gabadha  […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda magaalladda Livingstone ee dalka Maraykanka waxaa la soo taagay Nin Somli ah oo lagu magacaabo Mohamed Mustafa, kaasi oo lagu soo oogay inuu geystay kufsi.

Ninkaasi oo 23-jir ah, dhigtana Kolejka Evelyn Hone College ayaa beeniyey Eedeynta lagu soo oogay.

- Advertisement -

Iyadoo hadalkiisa la turjumayo ayuu Eedeysanaha ku sheegay inuusan haba yaraatee jirkeeda taabanin gabadha  sheegtay inuu fara-xumeeyey.

Garsooraha Maxkamadda ayaa sheegay in dembiga loo haysto Eedeysanaha yahay mid khatar ah, wuxuuna intaasi ku daray inay Maxkamaddu ahayn goob lagu ciyaaro.

Eedeysanaha ayaa la sheegay in lagu xukumay 9-bilood, waxaana lagu xiray Xabsi ku yaalla Waterloo.

- Advertisement -

© Warqabadka Dalsan Radio

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts