HomeWararMuwaadiniinta Britain oo looga digay ammaan la’aanta Kenya iyo cabsida Alshabaab

Muwaadiniinta Britain oo looga digay ammaan la’aanta Kenya iyo cabsida Alshabaab

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Madaxa Ergadda Sare ee British u joogta Kenya, Chistian Turner ayaa sheegay inay Muwaadiniintooda ka mamnuuceen safarka Kenya, gaar ahaan Deegaannadda ay weli ka jiraan cabsida Alshabaab.

Isagoo la hadlayey  Wakiilo ka socda Qabiilka Masaayga, ayaa sheegay in Muwaadiniinta Britain laga mamnuucay inay booqdaan qeybo ka mid ah Goballadda W/bari iyo Xeebta, halkaasi oo ay ku sugan yihiin Kooxo taageersan Alshabaab, isla markaana ay ka jiraan cabsi baahsan.

Christian Turner waxa uu xusay inay Dowladda Britain mas’uul ka tahay inay Muwaadiniinteeda uga digro cabsi kasta oo dhinaca ammaanka, iyadoo digniinaha dhinaca Socdaalka lagu saleeyo xaalladda ammaanka ee dalalka Calaamka.

Dhinaca kale,  waxa uu ku booriyey dadka Britishka inay booqan karaan Deegaanka Masaayda, oo uu xusay inay tahay deegaanadda ugu amaanka fiican Dalxiisayaasha ku tamashleeya dalka Kenya.

Hadalkiisa ayaa ku soo beegan, iyadoo ay dhowr waddan oo Reer Galbeed ah ay Muwaadiniintooda kula taliyeen inaysan dalxiis ku tegin Kenya, maadaama ay Alshabaab kordhiyeen weeraradda ay ka geystaan Kenya.

Dalxiisayaashii shisheeyaha ee booqan jirtey Kenya ayaa yaraaday, kadib, markii ay Dagaalamayaasha Alshabaab kordhiyeen Hwalgalladda ay ka wadaan gudaha Kenya, oo ay kaga soo horjeedaan Ciiddanka Kenya ee ku sugan gudaha dalka Somalia, gaar ahaan Deegaanadii ay Dagaalamayaasha Alshabaab ku xoogganaan jireen.

© Warqabadka Dalsan Radio

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories