HomeWararMadaxweyne Xasan oo ka qeyb-galay Xafladda Caleemo-saarka Madaxweyne Buhari

Madaxweyne Xasan oo ka qeyb-galay Xafladda Caleemo-saarka Madaxweyne Buhari

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federalka Somaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxda caalamka kala qeybgaley xafladda caleema saarka madaxweynaha cusub ee Jamhuriyadda Federaalka Nigeria Muhammadu Buhari oo ka dhacdey magaalada Abuja. Madaxweynaha ayaa intii ay munaasabadda socotey gacan qaadey Mudane Buhari, oo uu mar kale ugu hambalyeeyay guushii doorashada, isla markaana u rajeeyay inuu ilaahay u fududeeyo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federalka Somaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxda caalamka kala qeybgaley xafladda caleema saarka madaxweynaha cusub ee Jamhuriyadda Federaalka Nigeria Muhammadu Buhari oo ka dhacdey magaalada Abuja.

Madaxweynaha ayaa intii ay munaasabadda socotey gacan qaadey Mudane Buhari, oo uu mar kale ugu hambalyeeyay guushii doorashada, isla markaana u rajeeyay inuu ilaahay u fududeeyo xilkan culus ee uu qabtey.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa kulan saacadaha soo aadan la qaadan doona Madaxweynaha cusub ee Nigeria Mudane Mohammadu Buhari

Dhammaad

For more information please contact:
Shador Haji Mohamud
Office of the Somali President
Mogadishu, Somalia
E-mail: shadorhaji@presidency.gov.so

Calameeso saar4

Caleeo Saar2

Calamosaar1

Latest stories