HomeWararKu-dhawaad hal million oo qufulka Jacaylka “Love Locks” oo ay Lamaanayaasha...

Ku-dhawaad hal million oo qufulka Jacaylka “Love Locks” oo ay Lamaanayaasha dhigeen Buundada Paris

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Caasimadda dalka Faransiiska ee Paris oo laga yaabee loo yaqaano Degmaddii Xiriirka Jacaylka “The the city of romance” ayaa waxay Lamaanayaasha Is-jecel dhigeen qufulo Buundada ay caanka ku tahay Paris. Kumanaan Lamaanayaal ayaa sannadka kasta Paris, si ay u xusuusaan Jacaylkooda, isla markaana ay qufulo xusuus ah u dhigeen Buundada “ The Pont de Arts […]

- Advertisement -

Caasimadda dalka Faransiiska ee Paris oo laga yaabee loo yaqaano Degmaddii Xiriirka Jacaylka “The the city of romance” ayaa waxay Lamaanayaasha Is-jecel dhigeen qufulo Buundada ay caanka ku tahay Paris.

Kumanaan Lamaanayaal ayaa sannadka kasta Paris, si ay u xusuusaan Jacaylkooda, isla markaana ay qufulo xusuus ah u dhigeen Buundada “ The Pont de Arts Bridge” ee kor marta Webiga “The River seine”.

- Advertisement -

Saraakiisha magaalladda Paris ayaa lagu wadaa inay maalinta Isniinta ee so osocoto bilaabaan sidii ay Buundada uga sifeyn lahaayeen ku-dhawaad hal million oo Qufulka Jacaylka “The Love Locks”.

Ku-xigeenka Duqa magaalladda Paris, Burno Julliard ayaa sheegay inay doonayaan inay Paris sii ahaato Caasimaddii Jacaylka iyo Xiriirka Jacaylka”.

Mucaashiqiinta ayaa qaarkood ku baaqay in Qufulka Jacaylka “The love Locks” laga wada qaado.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, Xuskii Jacaylka ayaa waxay Kumanaan Lamaanayaal ah ugu dabaal-degeen Buundada Paris, laga yaabee inay jiraan Malaayiin kale oo ku durduriya Jacaylka, kuna kala tegay Jacaylkii ay Nolosha ku dhisanayd.quful

PARIS LOVE 01 PARIS LOVE 1 PARIS LOVE 3 PARIS LOVE 5 PARIS LOVE

Waxaa Turjumay: Ustaad Nuradin Abokor Ahmed

Latest stories