HomeWararHaween 103 jir oo aan weligeeda yeelanin Telefishin

Haween 103 jir oo aan weligeeda yeelanin Telefishin

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Gertrude “Topsy” Hindley oo u dhalatay dalka Britain ayaa sheegay inaysan marnaba yeelanin Telefishin iyada u gaar ah. Haweeneyda waxay rumeysan tahay in sirta u qarsoonayd nolosheeda tahay inaysan marnaba milkiyad u yeelanin Telefishin ay kala socoto Dhacdooyinka Caalamka. Gertrude “Topsy” Hindley oo ahaan jirtey shaqaale ay daryeeli jirey dadka waayeelka ah ayaa tilmaamtay inaysan filanayn […]

- Advertisement -

Gertrude “Topsy” Hindley oo u dhalatay dalka Britain ayaa sheegay inaysan marnaba yeelanin Telefishin iyada u gaar ah.

Haweeneyda waxay rumeysan tahay in sirta u qarsoonayd nolosheeda tahay inaysan marnaba milkiyad u yeelanin Telefishin ay kala socoto Dhacdooyinka Caalamka.

- Advertisement -

Gertrude “Topsy” Hindley oo ahaan jirtey shaqaale ay daryeeli jirey dadka waayeelka ah ayaa tilmaamtay inaysan filanayn inuusan jirin qof ka mid ah dadkaasi oo aan TV lahayn.

“Dhamaan saaxiibadey wey haysteen, laakiin, anigu ma rabin, waxa keliya oo aan rabay waa Nabadda” ayey tiri haweeneydaasi da’da ah oo toddobaadkii hore u dabaal degtay 103-guuradii ka so owareegtay Dhalashadeeda.

Gertrude “Topsy” Hindley  oo aan wax carruur ah dhalin waxay tilmaamtay inay dhegeysan jirtey Idaacadaha  oo keliya.

- Advertisement -

Sirta ay ka shanqarisay ayaa waxay muujinaysaan inaysan marnaba arkin Muuqaalka Booqradda dalka Britain, Queen Elizabeth, Dilkii Madaxweynihii Maraykanka, John F.Kennedy, Dayaxa la tegay ama burburinta Derbigii Berlin.

Sannadkii 2011-kii, dad lagu qiyaasay Labo Billion oo qof oo ku nool Calaamka ayaa Telefishinnadda ka daawaday Xafladdii Guurka ee Amiir William iyo Marry Kate.Gertrude “Topsy” Hindley 1 Gertrude “Topsy” Hindley 3 Gertrude “Topsy” Hindley 4 Gertrude “Topsy” Hindley

Waxaa Turjumay: Ustaad Nuradin Abokor Ahmed

 

Latest stories