HomeWararUhuru Kenyatta oo si caadi ah Dukaan wax ugala cabay dad rayid...

Uhuru Kenyatta oo si caadi ah Dukaan wax ugala cabay dad rayid ah

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa booqasho la-yaab leh ku tegay Dukaan ku yaalla Machakos, halkaasi oo uu ka cabay Sharaab. Tallaabadaasi ayaa lagu tilmaamay mid mar-la-arag ah, iyadoo aanan Madaxweynaha looga baranin inuu goobaha bulshada si caadi ah uga cabo sharaab. Sannadkii 2014-kii, Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa, William Ruto oo ku sii jeeday dalka Tanzania, […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa booqasho la-yaab leh ku tegay Dukaan ku yaalla Machakos, halkaasi oo uu ka cabay Sharaab.

Tallaabadaasi ayaa lagu tilmaamay mid mar-la-arag ah, iyadoo aanan Madaxweynaha looga baranin inuu goobaha bulshada si caadi ah uga cabo sharaab.

- Advertisement -

Sannadkii 2014-kii, Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa, William Ruto oo ku sii jeeday dalka Tanzania, ayaa la sheegay inay jidka u joogsadeen, si ay hilib saloolan ugu cunaan geed hoostiisa.

© Dalsan Radio

uhuru 1 uhuru 2 Uhuru 3 Uhuru 4 Uhuru 5 uhuru 9 UHURU 10

Latest stories