HomeWararNin Shiinees ah oo 1.1 million oo shiini qariyeen oogadiisa

Nin Shiinees ah oo 1.1 million oo shiini qariyeen oogadiisa

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Diwwanka  lagu qoro Arrimaha La-yaabka leh ee Caalamka  “the Guinness World Record” ayaa waxa lagu qoray Nin u dhashay dalka Shiinaha oo ay oogadiisa oo idil qariyeen shiini lagu qiyaasay 1.1 million oo shini. Ninkaasi oo lagu magacaabo Gao Bingguo ayaa la sheegay  in dhow shinni nooca Boqoradda ayaa la saaray jirkiisa, kadibna waxaa ku soo xoomay […]

- Advertisement -

Diwwanka  lagu qoro Arrimaha La-yaabka leh ee Caalamka  “the Guinness World Record” ayaa waxa lagu qoray Nin u dhashay dalka Shiinaha oo ay oogadiisa oo idil qariyeen shiini lagu qiyaasay 1.1 million oo shini.

Ninkaasi oo lagu magacaabo Gao Bingguo ayaa la sheegay  in dhow shinni nooca Boqoradda ayaa la saaray jirkiisa, kadibna waxaa ku soo xoomay shini aad u badan.

- Advertisement -

shini 1 la sheegay  in dhow shinni nooca Boqoradda ayaa la saaray jirkiisa, kadibna waxaa ku soo xoomay shini aad u badan.

Ninkaasi oo 55 jir ayaa waxa keliya oo aysan jinida gaarin wejigiisa, gaar ahaan afkiisa iyo sankiisa, waayo waxa uu cabayey sigaar, taasi oo aysan shinida ku dhiiranin inay dhinac degaan.

Wakaalladda Wararka ee AP ayaa ku soo warantay in Ninkaasi oo muddo 35 sanno xanaanayn jirey shinida uu ka badbaaday shinida korkiisa ku soo xoontay.

- Advertisement -

Waxaa Turjumay:  Ustaad Nuradin Abokor Ahmed

 

Latest stories