HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgelaya caleemo-saarka dhigiisa dalka Nigeria

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgelaya caleemo-saarka dhigiisa dalka Nigeria

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynaha DFS, Md. Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay ka ambabaxay magaalladda Muqdisho ayaa la filayaa inuu ka qeyb galo Caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee dalkaasi, Jeneral Mohamadu Buhaari. Hoggaamiyayaal ka kala socda dalalka Caalamka ayaa iyagana la filayaa inay ka qeyb galeen Munaasabadda uu xilka kula wareegayo Madaxweynaha cusub ee Nigeria, Jeneral Mohamed Buhaari, taasi oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha DFS, Md. Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay ka ambabaxay magaalladda Muqdisho ayaa la filayaa inuu ka qeyb galo Caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee dalkaasi, Jeneral Mohamadu Buhaari.

Hoggaamiyayaal ka kala socda dalalka Caalamka ayaa iyagana la filayaa inay ka qeyb galeen Munaasabadda uu xilka kula wareegayo Madaxweynaha cusub ee Nigeria, Jeneral Mohamed Buhaari, taasi oo lagu wado inay berrito ka dhacdo magaalladda Abuuja.

- Advertisement -

Madaxweynaha cusub ee Nigeria, waxa uu xilka kala wareegi doonaa Goodluck Jonathan oo looga guuleystay doorashadii bishii hore ka dhacday dalka Nigeria.

Madaxweyne Mohamadu Buhaari kuma cusba Xilka Madaxtinimadda, wuxuuna xilkaasi afgembi ku qabsaday bishii  December 31-dii ee sannadkii 1983-dii, wuxuuna xilkaasi ka degay  bishii August 27-dii ee sannadkii 1985.

© Dalsan Radio

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts