HomeWararHaweeney gacmaha looga muday masaamiir

Haweeney gacmaha looga muday masaamiir

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Haweeneyo u dhalatay dalka Uganda ayaa la sheegay inay ehelkeeda masaamiir kaga garaaceen gacmaha, iyagoo alwaax kula muday. Haweenydaasi oo lagu magacaabo Yvia Nakyejwe ayaa la sheegay inay ka soo carartay reerkeeda, soona gaartay Isbitaalka Mulago Hospital oo ku yaalla Degmadda Wakiso. Haweeneydaas oo degganayd Tuulladda Bunnamuwaya ayaa la sheegay inay falkaasi y geysteen haween […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Haweeneyo u dhalatay dalka Uganda ayaa la sheegay inay ehelkeeda masaamiir kaga garaaceen gacmaha, iyagoo alwaax kula muday.

Haweenydaasi oo lagu magacaabo Yvia Nakyejwe ayaa la sheegay inay ka soo carartay reerkeeda, soona gaartay Isbitaalka Mulago Hospital oo ku yaalla Degmadda Wakiso.

- Advertisement -

Haweeneydaas oo degganayd Tuulladda Bunnamuwaya ayaa la sheegay inay falkaasi y geysteen haween kale oo ay qaraabo yihiin.

Dhakhaatiirta Isbitaalka ayaa ka soo saaray 10 musmaar, oo midkiiba dhererkiisu dhamaa 6 inch.

Waxay shaqaalihii u  sheegtay in dadkii falkaasi ku sameeyey ugu hanjabeen inay dili doonaan haddii ay qeyliso, inta jirkeeda masaamiirta lagu kawinayey.

- Advertisement -

Shaqaalaha Isbitaalka ayaa u gargaaray,waxayna sheegeen inaysan marnaba ooyin inta laga wada bixinayey masaamiirta jirkeeda lagu muday.

Haweeneydii markii laga  wada saaray masaamiirta, oo lagu hawlanaa daaweynteeda ayaa ka baxsatay Isbitaalkii lagu dhayey.

Saldhigga Boliska ee Nulenga ayaa la sheegay in laga diiwaan geliyey dacwadda dhibanaha.

Taliyaha Saldhigaasi, Peter Mwabu ayaa sheegay inay baxsadeen dadkii geystay dhibaatadaasi.

Waxaa Turjumay:   Ustaad Nuradin Abokor Ahmed

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts