HomeWararEU-da oo Malaayiin Dollar ugu deeqday Dowladda Somalia

EU-da oo Malaayiin Dollar ugu deeqday Dowladda Somalia

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxa Ergadda Ururka Midoag Europe (EU) ee joogta  dalka Somalia, Michele Cervone d’Urso ayaa sheegayinay Dowladda Somalia ugu deeqeen lacag dhan 6 million oo Dollar, taasi oo qeyb ka ah kaalmooyinka loo adeegsnayo Sugidda Ammaanka ee Somalia. “ Dhismaha Dowlad-gobaleedyadda iyo soo kabashadda Dhaqaalaha Bulshadad waxay fure u yihiin sidii loo xaqiijin lahaa nabadda iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxa Ergadda Ururka Midoag Europe (EU) ee joogta  dalka Somalia, Michele Cervone d’Urso ayaa sheegayinay Dowladda Somalia ugu deeqeen lacag dhan 6 million oo Dollar, taasi oo qeyb ka ah kaalmooyinka loo adeegsnayo Sugidda Ammaanka ee Somalia.

“ Dhismaha Dowlad-gobaleedyadda iyo soo kabashadda Dhaqaalaha Bulshadad waxay fure u yihiin sidii loo xaqiijin lahaa nabadda iyo deganaanshaha Somalia” ayuu yiri Michele Cervone d’Urso.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray inay Kaalmadaasi ka taageeri doontaa Dowladda Federalka adeegyadda la xiriira Dib-u-dhiska Dowlad-gobaleedyadda,dhismaha Waddooyinka iyo sidii Inkaaniyaadka muhiimka loo gaarsiin lahaa Goballadda Koonfurta iyo Bratamaha Somalia.

Ururka Midowga Europe, waxay kaloo ballan qaadeen  inay taageero siinayaan Maamulladda KMG, gaar ahaan Maamulka Jubba, Maamulka K/galbeed iyo haddii la yegeleelo Maamul-gobaleedka cusub ee Bartamaha Somalia.

Dhinaca kale, waxay Ururka Midowga Europe (EU) sheegeen inay si fircircoon ugala shaqeyn doonaan Dowladda Federalka dhinacyadda diplomaasiyadda, Horumarka Siyaasadda iyo Ammaanka.

- Advertisement -

© Dalsan Radio

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts