HomeWararNin Maraykan oo lagu soo oogay inuu ku biiri lahaa Alshabaab oo...

Nin Maraykan oo lagu soo oogay inuu ku biiri lahaa Alshabaab oo la sheegay inuu dhimirka la’ yahay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Trevor Mulindwa oo 20-jir ah ayaa bishan May 21-dii la soo taagay Maxkamad, isagoo lagu eedeynayo inuu qorsheynayey inuu ku biiro Dagaalamayaasha Alshabaab. Aabaha dhalay ninkaasi oo shir jaraa’id ku qabtay hoygooda oo ku yaalla Degmadda Mitjaam ayaa sheegay inuu wiilkiisa muddo dheer xanuunsanaa, isla markaana uu Isbitaalka ku jiray ku-dhawaad labo sanno. Aabaha waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Trevor Mulindwa oo 20-jir ah ayaa bishan May 21-dii la soo taagay Maxkamad, isagoo lagu eedeynayo inuu qorsheynayey inuu ku biiro Dagaalamayaasha Alshabaab.

Aabaha dhalay ninkaasi oo shir jaraa’id ku qabtay hoygooda oo ku yaalla Degmadda Mitjaam ayaa sheegay inuu wiilkiisa muddo dheer xanuunsanaa, isla markaana uu Isbitaalka ku jiray ku-dhawaad labo sanno.

- Advertisement -

Aabaha waxa uu intaasi ku daray inay Boliska la socdaan Warbixinta wiilkiisa oo uu tilmaamay inuu dhimirka la’ yahay, laguna hayn jirey Isbitaalka Springfield Hospital oo ku yaalla Degmadda Tooting.

Eedeysanaha Trevor Mulindwa oo deggan Deegaanka Hallowell Close ayaa la filayaa in mar kale Maxkamadda la soo taago bisha soo socota ee June 5-da.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts