HomeWararDaraasaad: Inta badan dadku waxay jecel yihiin kelinimo.

Daraasaad: Inta badan dadku waxay jecel yihiin kelinimo.

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Daraasaad cusub ayaa muujinaysa inta badan dadku inay jecel yihiin inay kelinimo ku qaataan Waqtigooda, halkii ay ka xiiseyn lahaayeen inay dad badan ku hareeraysan yihiin.

Haddii aad jeceshay inaad keligaa raxaaysato ama nasato, ogow inaadan keligaa raaxaysanaynin.

Daraasaadda cusub ayaa heshay in 85%  dadku u maleeyaan inay muhiim tahay in kelinimo lagu waqti qaato.

Laakiin,  55% dadka wax laga weydiiyey Cilmi-baarista ayaa rumeysan in waqtiga kelinimadda maad muhiim u tahay.

Cilmi-baarista oo laga sameeyey dalka Maraykanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray sida ay dadka Maraykanka u dareemaan Ammaanka iyo waqti ku-kelenimadda.

Sannadkii 2011-kii, Cilmi baaris la sameeyey ayaa lagu ogaaday in dadka waqtiga badan ku bixiya kelinimadda inay ka hami fiican yihiin kuwo kale ee had iyo jeer jecel inay dad ku xeernaadaan.

Cilmi-baarista waxaa kaloo lagu xusay in dadka kelinimadda u nasta inay maskax ahaan ka xusuus badan yihiin kuwa kale.

Si kastaba ha ahaatee, dhaqan ahaan dadkeenna Somalia waxay aad u jecel yihiin inay si guud hal meel ugu wada nastaan, inkastoo xilliga lagu jiro nasashadda lala kulmo dad aad u hadal badan amaba qoddobo aan loo baahnayn ku fura doodeeda xilliga la nasanayo.

Waxaa Turjumay: Ustaad Nuradin Abokor Ahmed.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories