HomeWararBoliska Britian oo DNA-da u adeegsaday Eedeysane lala xiriirinayo Muwaadin British...

Boliska Britian oo DNA-da u adeegsaday Eedeysane lala xiriirinayo Muwaadin British ah oo ay Burcad-baddeed dileen

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Hadal ka soo baxay Boliska dalka Britain ayaa lagu sheegay inay hayaan caddaymo muujinaya  nin Kenyaati ah oo ka shaqeyn jirey Hotel ku yaalla W/bari Kenya, kaasi oo  lagu eedeeyey inuu rag ka tirsan Burcad-baddeeda  u fududeeyey inay qafaashaan Haweeney British ah, isla markaana dilaan saygeeda. Eedeysanaha oo lagu magacaabo Ali Kololo ayaa ah qofka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Boliska dalka Britain ayaa lagu sheegay inay hayaan caddaymo muujinaya  nin Kenyaati ah oo ka shaqeyn jirey Hotel ku yaalla W/bari Kenya, kaasi oo  lagu eedeeyey inuu rag ka tirsan Burcad-baddeeda  u fududeeyey inay qafaashaan Haweeney British ah, isla markaana dilaan saygeeda.

Eedeysanaha oo lagu magacaabo Ali Kololo ayaa ah qofka keliya ee loo haysto falkaasi, iyadoo ay Maxkamad ku taallo dalka Kenya ku xukuntay dil.

- Advertisement -

Laakiin,Boliska Britishka ayaa sheegay inay ku ogaadeen  dheecaanka DNA-da ee ay ka qaadeen Ali Kololo inuusan ku lug lahayn afduubka iyo dilka lagula kacay Lammaane u dhashay dalka Britain.

Ninka la dilay ayaa la oran jirey David Tebbutt, iyadoo xaaskiisa Judith afduub ahaan loogu haystay Somalia muddo 192 maalmood ka hor intaan la sii daynin.

Afduubkaasi ayaa waxa uu dabayaaqadii bishii September ee sannadkii 2011-kii  ka dhacay Hotel ay Dalxiisayaasha deggaan oo ku yaalla W/bari Kenya.

- Advertisement -

Eedeysanaha Ali Babitu Kololo, 25, ayaa horey u sheegay in ay Burcad-baddeeda qori ku qabteen, ka hor intaysan dilin Ninka Britishka, lana afduubanin haweeneydiisa

©Warqabadka Dalsan Radio

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts