HomeWararMilliteriga Kenya oo sheegtay inay dileen Dagaalamayaal Ka Tirsan Alshabaab

Milliteriga Kenya oo sheegtay inay dileen Dagaalamayaal Ka Tirsan Alshabaab

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Afhayeenka Ciiddnka Kenya, Kolonel David Obonyo oo la hadlay Wakaalladda Wararka Turkiga ee Anadolu Agency (AA) ayaa sheegay inay dileen 7 dagaalyahnno oo ka tirsan Alshabaab, kuwaasi oo uu tilmaamay inay jidka u galeen Kolonyo gaadiid ay Ciiddanka Kenya wateen. Waxa uu qiray inuu weerarka Alshabaab ahaa mid lal yaabay, balse ay Ciiddanka Kenya ka […]

- Advertisement -

Afhayeenka Ciiddnka Kenya, Kolonel David Obonyo oo la hadlay Wakaalladda Wararka Turkiga ee Anadolu Agency (AA) ayaa sheegay inay dileen 7 dagaalyahnno oo ka tirsan Alshabaab, kuwaasi oo uu tilmaamay inay jidka u galeen Kolonyo gaadiid ay Ciiddanka Kenya wateen.

Waxa uu qiray inuu weerarka Alshabaab ahaa mid lal yaabay, balse ay Ciiddanka Kenya ka hortageen, laguna dilay 7 dagaalyahan.

- Advertisement -

Afhayeenka waxa uu sheegtay in labo Askari looga dhaawacay iska horimaadkaasi, inkastoo ay warar madaxa bannaan sheegayaan inay  Askar Kenyaati ku geeriyootay gaari ay Alshabaab ka gubeen Ciiddanka Kenya.

Dhinaca kale, Afhayeenka Ciiddnka Kenya, Kolonel David Obonyo waxa uu xusay inay Alshabaab ka furteen qoryo AK 47, oo uusan cadadkooda sheegin.

Iska horimaadkan ayaa yimid, kadib, markii ay Dagaalyahannadda Alshabaab calankooda ka taageen Tuulo hoos tagta Degmadda Garissa ee W/bari Kenya.

Latest stories