HomeWararMadaxweyne Jacob Zuma oo Madaxda Afrikaanka ugu baaqay xalka Somalia

Madaxweyne Jacob Zuma oo Madaxda Afrikaanka ugu baaqay xalka Somalia

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynaha dalka Koonfurta Afrika, Jacob Zuma ayaa hadalkaasi ka jeediyey Munaasabad lagu xusayey Maalinta Afrika Day, oo shalay lagu qabtay Deegaanka Mamelodi pp ka tirsan caasimadda dalkaasi ee Pretoria. Waxa uu Hoggaamiyayaasha Afrika ugu baaqay inay ka shaqeeyaan sidii loo mideyn lahaa Qaaradda Afrika, una noqon lahayd Qaaraddii Rajadda Dhallinyaradda iyo Jiilka Mustaqbalka. Madaxweynaha dalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Koonfurta Afrika, Jacob Zuma ayaa hadalkaasi ka jeediyey Munaasabad lagu xusayey Maalinta Afrika Day, oo shalay lagu qabtay Deegaanka Mamelodi pp ka tirsan caasimadda dalkaasi ee Pretoria.

Waxa uu Hoggaamiyayaasha Afrika ugu baaqay inay ka shaqeeyaan sidii loo mideyn lahaa Qaaradda Afrika, una noqon lahayd Qaaraddii Rajadda Dhallinyaradda iyo Jiilka Mustaqbalka.
Madaxweynaha dalka Koonfurta Afrika, Jacob Zuma waxa kaloo uu ka hadlay Xasaradaha ka aloosan dalal ka tirsan Afrika, wuxuuna Madaxda Dowladaha Afrika ku booriyey inay si wadajir ah ugu hawlgalaan sidii xal loogu heli lahaa Xaalladda dalka Somalia iyo dalalka Kongadda Dimuqraadiga, Mali, South Sudan iyo Afrikadda Dhexe.

- Advertisement -

Waxa uu ammaanay sida ay Dolwadaha Afrika iskooda uga shaqeynayaan guusha laga gaaray Nabad-dhalinta iyo Nabad-ilaalinta ka socota qeybo ka mid ah Qaaradda Afrika.

Warqabadka Dalsan Radio

SA 4
SA 00000SA 00000 SA 1 SA 4

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts