HomeWararHaween Somali oo xukun ku muteysan kara hadal ay ka hor...

Haween Somali oo xukun ku muteysan kara hadal ay ka hor sheegeen Madaxweynaha Malta

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Labo Haween Somali oo ka mid ah Qaxootiga ku nool Jesiiradda Malta ayaa laga cabsi qabaa in lagu soo oogo dacwad, kadib, markii ay sheegeen in Qaxootiga lagu hayo Shabaqyadda loogu talagalay Xyawaanaadka. Haweenkaasi oo ka mid ahaa Qaxooti isbuucii hore la kulmay Haweeneyda Madaxweynaha ka ah dalka Malta, Marie-Louise Coleiro Preca ayaa barbar dhigay […]

- Advertisement -

Labo Haween Somali oo ka mid ah Qaxootiga ku nool Jesiiradda Malta ayaa laga cabsi qabaa in lagu soo oogo dacwad, kadib, markii ay sheegeen in Qaxootiga lagu hayo Shabaqyadda loogu talagalay Xyawaanaadka.

Haweenkaasi oo ka mid ahaa Qaxooti isbuucii hore la kulmay Haweeneyda Madaxweynaha ka ah dalka Malta, Marie-Louise Coleiro Preca ayaa barbar dhigay Xeradda Qaxootiga lagu hayo sidii Shabaqyadda la geliyo Xayawaanaadka.

- Advertisement -

Shabakadda Wararka ee timesofmalta.com  ayaa qortay inay haweenkaasi muteysan doonaan in Sharciga lala tiigsado, iyadoo dacwadooda lagu hawlan yahay sidii loo soo dhamaystiri lahaa.

 Xigasho:- timesofmalta.com

Latest stories