HomeWararDowladda Jarmalka oo sheegtay inay sii wadayaan Taageeradda ay siiyaan Somalia

Dowladda Jarmalka oo sheegtay inay sii wadayaan Taageeradda ay siiyaan Somalia

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Wasiirka Arrimaha dibedda ee dalka Jarmalka, Frank-Walter Steinmeier  waxa uu ka hadlay Xaalladda dalka Somalia, isagoo xusay inay muuqdaan calaamadaha deganaanshaha. “Caalamadaha degaananshaha ayaa ka muuqda Somalia, inkastoo uusan weli  dalka ka gudbin khatarta Kooxaha Islaamiyiinta” ayuu yiri Wasiirka Arrimaha dibedda ee dalka Jarmalka. Waxa uu intaasi ku daray inay Dowladda Jarmalka iyo Beesha Caalamka […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha dibedda ee dalka Jarmalka, Frank-Walter Steinmeier  waxa uu ka hadlay Xaalladda dalka Somalia, isagoo xusay inay muuqdaan calaamadaha deganaanshaha.

“Caalamadaha degaananshaha ayaa ka muuqda Somalia, inkastoo uusan weli  dalka ka gudbin khatarta Kooxaha Islaamiyiinta” ayuu yiri Wasiirka Arrimaha dibedda ee dalka Jarmalka.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray inay Dowladda Jarmalka iyo Beesha Caalamka samaynayaan dadaalkooda ugu sareeyey si loo dhiso Hay’addaha  Siyaasadeed ee Somalia, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Dib-u-heshiisiinta Bulshadda.

Dhinaca kale, Wasiirka Arrimaha dibedda ee dalka Jarmalka, Frank-Walter Steinmeier ayaa sheegay inay Ciiddankooda Hubeysan ka si imid ahaanayaan Hawlgalka Midowga Europe ee La-dagaalanka Burcad-baddeeda ka qowleysata Xeebaha dalka Somalia.

Wasiirka ayaa War Saxaafadeed ka soo saaray go’aanka lagu gaaray arrintaasi, wuxuuna xusay in aqlabiyad ballaaran loogu codeeyey inay Ciiddankaasi sii wataan Hawlgalka Midowga Europe ee Atalanta Operation.

- Advertisement -

Wasiirka waxa uu uga mahadceliyey Dowladaha qeybta ka ah Hawlgalkaasi, isagoo sheegay inaysan jirin wax maraakiib ah oo u gacan galay Burcad-baddeeda saddexdii sanno ee la soo dhaafay.

Xigasho:-  Federal Foreign Office, Federal Republic of Germany

Latest stories