HomeWararBritain: Shan jir loo fasaxay inuu qaadan karo qori (shotgun)

Britain: Shan jir loo fasaxay inuu qaadan karo qori (shotgun)

Date:

Related stories

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

Ku-dhawaad 50 carruur ah oo ay da’oodu ka hooseyso 10-jir, oo midkooda yahay 5 jir ayaa loo ballan qaaday in la iinayo  Laysinka qaadashadda hubka shantii sanno ee la soo dhaafay.

Shan jirka ayaa la sheegay in Laysinka la siiyey sannadkii 2012-kii, walow xitaa uu aad u yaraa si uu u akhriyo ama u fahmo Dukumentiga.

Tiro-koob uu Xafiiska Arrimaha Gudaha  ee Britain soo saaray ayaa muujinaysa in  sannadkii hore la siiyey Laysinka wiil 7 jir ah, halka sannadkii 2013-kii 9 jir l siiyey Laysinka.

Sannadihii 2011-kii iyo 2012-kii, labo carruur oo 8 jirayaal ah ayaa gacanta laga saaray Laysinka loogu fasaxay inay haysan karaan qori.

Afhayeenka Shabakadda Kontoorlka qoryaha (The a spokesman for the Gun Control Network) ayaa sheegay inaan qof ay da’diisu ka yar tahay 18-sanno la siin karin fasax ay ku qaadan karaan qoryaha. 

Tiro-koobka Xafiiska Arrimaha gudaha ee dalka Britain ayaa muujinaya in shantii sanno ee la soo dhaafay la bixiyey 9,684 Laysinka qoryaha fudud. Dadka la siiyey Fasaxaasi ayaa waxaa ku jiray carruur ay da’doodu ka yar tahay 18 jir.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories