HomeWararSoomaalida Maraykanka oo loogu baaqay inay ka mid nqodaan Ciiddanka Boliska

Soomaalida Maraykanka oo loogu baaqay inay ka mid nqodaan Ciiddanka Boliska

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxda Boliska ee Koonfurta Gobalka Maine ee dalka Maraykanka ayaa kala hadlayo Madaxda Jaalliyadda Soomaalida ee ku dhaqan Gobalkaasi arrimo la xiriira mustaqbalka xoojinta Sharciga iyo Hawlaha Boliska. Taliyaha Waaxda Boliska ee magaalladda Lewiston, Michael Bussiere ayaa booqasho ku kala bixiyey Dugsiyadda ku yaalla deegaanka, iyadoo ay wiilal badan oo Soomaali ah isku diiwaan geliyeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxda Boliska ee Koonfurta Gobalka Maine ee dalka Maraykanka ayaa kala hadlayo Madaxda Jaalliyadda Soomaalida ee ku dhaqan Gobalkaasi arrimo la xiriira mustaqbalka xoojinta Sharciga iyo Hawlaha Boliska.

Taliyaha Waaxda Boliska ee magaalladda Lewiston, Michael Bussiere ayaa booqasho ku kala bixiyey Dugsiyadda ku yaalla deegaanka, iyadoo ay wiilal badan oo Soomaali ah isku diiwaan geliyeen shaqada Boliska.

- Advertisement -

Wargeyska The Sun ayaa qoray inuu Taliyuhu la hadlay  Waalidiinta Soomaaliyeed, oo uu u shegay inay  20% Waaxda Boliska qorsheynayso in ay Askar badan hawlgab noqdaan saddexda sanno ilaa afarta sanno ee soo socota.

Dhinaca kale, Sarkaal Boliska u qaabilsan Arrimaha Bulshadda ayaa sheegay inay diyaariyeen Labis u gaar ah Haweenka Soomaalida ee kusoo biirayo Ciiddanka Boliska.

Hadalkiisa ayaa u muuqda mid ay ku soo jiidanaya Haweenka ka mid noqonaya Boliska, iyadoo ay Haweenka Soomaaliyeed shuruud ka dhigeen in loo oggolaado inay qamaar xirtaan marka ay hawlaha boliska ku jiraan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts