HomeWararIimaam Masjid oo lagu dilay dalka Uganda

Iimaam Masjid oo lagu dilay dalka Uganda

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Kooxo aan la aqoonin aayaa la sheegay inay dileen Hoggaamiye ka tirsan Madaxda Muslimiinta ee dalka Uganda, oo la oran jirey Shekh C/rashiida Wafuula. Marxuumka oo 47-jir ahaa waxa uu Iimaam ka ahaa Masjidka Bilaal oo ku yaalla Degmadda Mabale. Afhayeenka Boliska Uganda, Fred Enanga ayaa sheegay in dilkaasi loo xiray afar qof oo uu […]

- Advertisement -

Kooxo aan la aqoonin aayaa la sheegay inay dileen Hoggaamiye ka tirsan Madaxda Muslimiinta ee dalka Uganda, oo la oran jirey Shekh C/rashiida Wafuula.

Marxuumka oo 47-jir ahaa waxa uu Iimaam ka ahaa Masjidka Bilaal oo ku yaalla Degmadda Mabale.

- Advertisement -

Afhayeenka Boliska Uganda, Fred Enanga ayaa sheegay in dilkaasi loo xiray afar qof oo uu ku jiray nin la dhashay Marxuumka.

Dhinaca kale, Golaha Sare ee Muslimiinta Uganada (UMSC) ayaa cambaareeyey dilkaasi, waxayna Rabbi uga baryeen inuu Marxuumkaasi ka waraabiyo naxariistioi Janno.

Dableyda dishay Marxuumkaasi ayaa la sheegay inay labo xabadooda laabta uga dhufteen, wuxuuna dilkaasi u muuqday mid la soo qorsheeyey.

- Advertisement -

 

Latest stories