HomeWararDeg Deg; Shaqaale Ka Tirsanaa wasaaradda Gaadiidka oo Lagu Dilay Wadajir

Deg Deg; Shaqaale Ka Tirsanaa wasaaradda Gaadiidka oo Lagu Dilay Wadajir

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Koox hubeysan oo looga shakisan yahay Al Shabab ayaa Degmadda Wadajir ku dilay Laba ruux oo uu midkood u shaqeynayay Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya. Kooxda Raggasi dishay ayaa gaari ku hor jartay Gaarigga ay la socdeen kuwa la dilay. Waxa ka soo kordha halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

- Advertisement -

Koox hubeysan oo looga shakisan yahay Al Shabab ayaa Degmadda Wadajir ku dilay Laba ruux oo uu midkood u shaqeynayay Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya.

Kooxda Raggasi dishay ayaa gaari ku hor jartay Gaarigga ay la socdeen kuwa la dilay.

- Advertisement -

Waxa ka soo kordha halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

Latest stories