HomeWararAlshabaab oo si rasmi ahaan loogu casuumay inay ku soo biiraan Kooxda...

Alshabaab oo si rasmi ahaan loogu casuumay inay ku soo biiraan Kooxda Daacish

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Muuqaal Video ah oo ay dhawaan Kooxda Daacish soo bandhigtay ayaa  waxaa ka muuqday Dagaalyahanno Somali ah oo ka tirsan Daacish, kuwaasi oo sheegay inay ku casuumayaan Dagaalyahannadda Soomaalida  inay ku soo biiraan halganka Dagaal ee Daacish. Muuqaalkaasi oo muddo 6 daqiiqo soconayo ayaa waxaa ka soo muuqday 5 dagagaalyahano Somali oo ku hadlayey Luqadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muuqaal Video ah oo ay dhawaan Kooxda Daacish soo bandhigtay ayaa  waxaa ka muuqday Dagaalyahanno Somali ah oo ka tirsan Daacish, kuwaasi oo sheegay inay ku casuumayaan Dagaalyahannadda Soomaalida  inay ku soo biiraan halganka Dagaal ee Daacish.

Muuqaalkaasi oo muddo 6 daqiiqo soconayo ayaa waxaa ka soo muuqday 5 dagagaalyahano Somali oo ku hadlayey Luqadda Carabiga, waxayna sheegeen inay Alshabaab yihiin Mujaahidiin dhab ah, loona baahan yahay inay ku soo biiraan Halganka Dagaal ee lagala soo horjeedo Reer Galbeedka.

- Advertisement -

Dagaalyahannadda baaqa jeediyey ayaa hoos fadhiyey geed Timir, iyadoo ay ku hareersanaayeen Dagaalyahanno aad u hubeysnaa.

Waa markii ugu horreysay oo ay Kooxda Dagaalyahannadda Islaamiga ee Daacish si toos ah u soo bandhigaan Muuqaal Video oo ay Xarakadda Alshabaab si toos ah ugu baaqeen inay ku soo biiraan Kooxda Daacish.

Alshabaab oo Isbahaysi la noqotay Ururka Alqaacida sannaadkii 2012-kii ayaan weli ka hadlin dalabka Kooxda Daacish, waxaana warar horey u soo baxay ay sheegeen inay Hoggaamiyayaasha Xarakadda Alshabaab  ku kala qeybsan yihiin ku-biirida Daacish.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Dagaalyahannadda Boko Haram ee dalka Nigeria ayaa horey u shaaciyey  inay ku biireen Kooxda Daacish oo isku magacowda Dowladda Islaamka (Islamic State).

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts