HomeWararUganda oo Meesha Ka Saarantay Iney Ciidamo U Direyso Dalka Burundi oo...

Uganda oo Meesha Ka Saarantay Iney Ciidamo U Direyso Dalka Burundi oo ay Ciidamo ka joogaan Soomaaliya

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Dowladda Uganda ooh ore Ciidamo ugu soo Dirtay Dalalka Soomaaliya iyo Koonfurta Sudan ayaa si cad isaga Diiday iney Ciidamo u dirto Dalka Ciidamadda Nabad ilaalinta ay ka joogaan Soomaaliya Ee Burundi. Dalka Burundi waxa imminka ka jirta Xaaladda kacsan oo ka soo bilaabatay Afgambigii Fashilmay Ee 13 bishan may ay isku dayeen Saraakiil ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Uganda ooh ore Ciidamo ugu soo Dirtay Dalalka Soomaaliya iyo Koonfurta Sudan ayaa si cad isaga Diiday iney Ciidamo u dirto Dalka Ciidamadda Nabad ilaalinta ay ka joogaan Soomaaliya Ee Burundi.

Dalka Burundi waxa imminka ka jirta Xaaladda kacsan oo ka soo bilaabatay Afgambigii Fashilmay Ee 13 bishan may ay isku dayeen Saraakiil ka tirsan Militariga Dalka Burundi oo doonayay iney meesha ka saran Madaxweynaha Dalkasi Pierre Nkurunziza oo doonaya inuu mar Seddex noqodo Madaxweyne.

- Advertisement -

‘’ Imminka qorshaha nooguma jirto inaan Faragelin military ku sameyno Dalka Burundi’’ waxa sidasi u sheegay Wakaalada Wararka Reuters Ruhakana Rugunda oo ka tirsan Masuuliyiinta Dalka Uganda.

Uganda ayaa Ciidamo u dirtay Dalalka Soomaaliya iyo Koonfurta Sudan tan iyo intii u dhaxeysay 2007dii ilaa iyo 2013kii.

Burundi oo ah Dalka Imminka laga hadlayana waxa Soomaaliya kaga sugan Ciidamo gaaraya in kabadan 5 kun oo askari.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts