HomeWararBandhigga soo nooleeynta dhaqanka oo maanta lagu qabtay Muqdisho Iyo Tartan Dhex...

Bandhigga soo nooleeynta dhaqanka oo maanta lagu qabtay Muqdisho Iyo Tartan Dhex Maray Degmooyin “Sawirro”

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Bandhiga soo nooleynta Farshaxanka,Ciyaaraha iyo Dhaqanka oo maalmahan ka socday Magaalada Muqdisho ayaa Ciyaar ka tirsan oo u dhaxaysay Degmooyinka Hodon iyo Shibis lagu qabtay Garoonka Wiish  ee Degmada C/casiis. Waxaana ka qaybgalaya Degmooyinka  Hodon,Shibis,H/wadaag iyo Yaaqshiid, waxaana kulankii ugu horeeyay isku arkay Hodon iyo Shibis oo guushu ay raacday  Degmada Shibis 40-dhibcood halka degmada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Bandhiga soo nooleynta Farshaxanka,Ciyaaraha iyo Dhaqanka oo maalmahan ka socday Magaalada Muqdisho ayaa Ciyaar ka tirsan oo u dhaxaysay Degmooyinka Hodon iyo Shibis lagu qabtay Garoonka Wiish  ee Degmada C/casiis.

Waxaana ka qaybgalaya Degmooyinka  Hodon,Shibis,H/wadaag iyo Yaaqshiid, waxaana kulankii ugu horeeyay isku arkay Hodon iyo Shibis oo guushu ay raacday  Degmada Shibis 40-dhibcood halka degmada Hodan ay la timid 30-dhibcood.

- Advertisement -

Bandhigani ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha,wasiiru dowlaha wasaaradda Maaliyadda,Guddoomiye ku xigeenka guddiga Olombikada,Xoghayaha guud ee Guddiga Olombikada Soomaaliya,ku simaha Agaasimaha Warbaahinta Qaranka, mas’uuliyiin ka socotay Degmada C/casiis ,iyo kan xiriirka kubadda Koleyga.

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Xasan Nuux oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in wasaaradu soo dhaweyneyso isdhexgalka dhalinyarada ee dhinaca ciyaaraha oo wax badan ka tari doonta ka hortaga tahriibka ,isticmaalka maandooriyaha qeybihiisa kale duwan,iyo Xagjirnimada.

bandhigani oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya ayaa beri waxaa ku tartami doona ciyaar ka tirsan bandhiga farshaxanka,dhaqanka, iyo ciyaaraha degmooyinka Howlwadaag iyo Yaaqshiid.

- Advertisement -

DSC00194 DSC00643 DSC00644 DSC00645 DSC00646 (1) DSC00646 DSC00647 DSC00650 DSC00657 DSC00660 DSC00661 DSC00670 DSC00672 vlcsnap-2015-05-22-18h12m11s121 vlcsnap-2015-05-22-18h14m24s140 vlcsnap-2015-05-22-18h14m46s115 vlcsnap-2015-05-22-18h17m05s213 vlcsnap-2015-05-22-18h17m47s124-300x225 vlcsnap-2015-05-22-18h19m36s181-300x169 vlcsnap-2015-05-22-18h20m11s21-300x169 vlcsnap-2015-05-22-18h20m22s135-300x169 vlcsnap-2015-05-22-18h20m31s223-300x169 (1) vlcsnap-2015-05-22-18h21m50s244-300x169 vlcsnap-2015-05-22-18h22m38s194-300x169 vlcsnap-2015-05-22-18h23m17s59-300x169

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts