HomeWararNin ka tirsanaa Alshabaab oo ku geeriyooday Xabsiga Mombasa

Nin ka tirsanaa Alshabaab oo ku geeriyooday Xabsiga Mombasa

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Maxkamadda magaalladda Mombasa ayaa ku amartay Saraakiisha Boliska inay faahfaahin ka bixiyaan sababaha uu u gereiyooday Nin la sheegay inuu ka tirsanaa Alshabaab oo gacanta Boliska ku dhintay. Marxuumka geeriyooday oo la oran jirey Mohamed Abdi ayaa ka mid ahaa 28 qof oo ay Boliska xireen sannadkii hore, kadib, markii laga soo dhex qabtay Masjidka […]

- Advertisement -

Maxkamadda magaalladda Mombasa ayaa ku amartay Saraakiisha Boliska inay faahfaahin ka bixiyaan sababaha uu u gereiyooday Nin la sheegay inuu ka tirsanaa Alshabaab oo gacanta Boliska ku dhintay.

Marxuumka geeriyooday oo la oran jirey Mohamed Abdi ayaa ka mid ahaa 28 qof oo ay Boliska xireen sannadkii hore, kadib, markii laga soo dhex qabtay Masjidka Muusa oo ku yaalla Mombasa.

- Advertisement -

Marxuumka geeriyooday o la xiray bishii February 2-dii ee sannadkii hore ayaa waxa uu ku eedeysnaa 7 dacwo oo ay ugu muhiimsanaayeen inuu xubin ka haaa Alshabab, inuu haystay hub iyo qoraallo ka hadlayey Jihaadka

Garyaqaanka u dooday Marxuumkaasi ayaa sheegay inaysan boliska soo bandhigin maydka Marxumka iyo sababaha u uu geeriyooday.

Maxkamadda ayaa amartay Boliska inay keenaan caddaymo buuxda, marka ay Maxkamadda dib u qaadayso Kiiskaasi bisha July 8-da ee sannadkan.

- Advertisement -

Xigasho: Daily Nation

Latest stories