HomeWararMadaxyo dadeed oo laga helay Baar laga cuno hilibka Aadanaha

Madaxyo dadeed oo laga helay Baar laga cuno hilibka Aadanaha

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Boliska dalka Nigeria ayaa la sheegay inay hawlgal ka fuliyeen Baar laga cunteeo oo ku yaalla K/bari ee dalkaasi.

Saraakiisha Boliska waxay sheegeen inay Baarka ka heleen madaxdyo dadeed oo uu weli dhiiggu ka qubanayo, kuwaasi oo inta la kala dhambalay lagu riday Bac Balaastik ah oo tiillay Kushiinka Baarka.

Mid ka mid ah Macaamiisha ayaa sheegay inuu ka argagaxay markii loo soo gudbiyey warqadda lacag bixinta raashinka uu cunay.

Waxaa lagu soo dalacay lacag dhan 700 Naira oo ah Lacagta laga isticmaalo dalka Nigeria, una dhiganta ku-dhawaad 2.20 Pound.

Macaamilka oo ahaa Baadari ayaa u sheegay Laanta Afka Swahili-ga ee Idaacadda BBC-da inuu ka dooday kharajka, isla markaana uu sheegay inuu cunay waslad yar oo hilib ah, oo aan u dhigmin qiimaha lagu soo dalacay.

“Ma garanayo, waxaan kuugu soo adeegay hilib Aadane, waana taasi waxa hilibka ka dhigay qaaliga” ayaa loogu jawaab celiyey.

Dhinaca kale, Boliska waxay xireen 10 qof oo ka tirsanaa shaqaalihii Baarka iibin jirey hilibka dadka.

Waxay kaloo Boliska heleen hub ay ku jireen Bam-gacmeedyo iyo qoryaha fufuf ee AK 47.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories