HomeWararSomali Maraykan lagu soo oogay inay dhaqaale ku taageereen Kooxda Daaish

Somali Maraykan lagu soo oogay inay dhaqaale ku taageereen Kooxda Daaish

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Xafiiska Xeer-ilaaiyaha Maraykanka ee Gobalka Minnesota ayaa ku soo oogay Labo nin oo Somali Maraykan ah inay ku guda-jireen sidii ay dhaqaale ugu ururin lahaayeen Kooxda Daacish ee ka dagaalanta dalka Syria.

Labada nin oo lagu kala magacaabo Xamsa Ahmed iyo Hanad Mustafa Musse ayaa waxaa horey loogu soo oogay inay qorsheynayaan inay u dhoofaan dalka Syria, si ay uga barbar dagaalamaan Kooxda Daacish.

Eedeysanayaasha  waxaa lagu soo oogay inay u adeegsanayeen lacag ka badan Kun Dollar, si ay  dhaqaale ahaan ugu taageeraan Kooxda Daacish.

Lacagahaasi ayaa la sheegay inay ahayd lacagaha loogu deeqay Kolejkii ay dhiganayen.

Dhinaca kale, Xamsa Ahmed iyo Hanad Mustafa Musse  waxay ka mid yihiin Toddobo Somali Maraykanka  u xiran inay ku biiri lahaayeen Kooxda Daacish, iyadoo lix ka mid ah Eedeysanayaasha dacwad lagu soo oogay bishii hore ee April.

Dhinaca kale,  Maxkamadda magaalladda Minneapolis waxaa mar kale la soo taagay Abdirahman Daa’uud oo ku eedeysan inuu qorsheynayey inay isaga  iyo saaxiibkiisa Mohamed Farah ku biiraan Kooxda Daacish.

Saraakiisha FBI-da ayaa la sheegay inay Labada Eedeysane  qabteen, xilli ay doonayeen inay ka gudbaan xuduuka dalka Meksiko, si ay ugu sii dhoofaan dalka Maraykanka.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories