HomeWararHaweeney dhashay ilmo ka tan weyn ilmaha caadiga

Haweeney dhashay ilmo ka tan weyn ilmaha caadiga

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Haweeney da’ dhexaad ah ayaa dhawaan dhashay cunug uiu miisaankiisu dhamaa 6.3 Kg. Haweeneydaasi oo u dhalatay dalka Kenya, laguna maagacaabo Caroline Chemutia ayaa la sheegay inay si caadi ah ugu umushay Isbitaalka Kapsokwony ee Gobalka Bungoma. Umulisada u gargaartay foosha haweenydaasi oo lagu magacaabo Rael Khangoko ayaa sheegtay inay  Hooyaddaasi si caadi ah u […]

- Advertisement -

Haweeney da’ dhexaad ah ayaa dhawaan dhashay cunug uiu miisaankiisu dhamaa 6.3 Kg.

Haweeneydaasi oo u dhalatay dalka Kenya, laguna maagacaabo Caroline Chemutia ayaa la sheegay inay si caadi ah ugu umushay Isbitaalka Kapsokwony ee Gobalka Bungoma.

- Advertisement -

Umulisada u gargaartay foosha haweenydaasi oo lagu magacaabo Rael Khangoko ayaa sheegtay inay  Hooyaddaasi si caadi ah u umushay cunugga, isla markaana lagu quudiyo cunto caadi ah.

Sayga haweeneyda dhashay ilmahaasi oo lagu magacaabo George Ndiwa ayaa codsaday in loo soo gargaaro, wuxuuna sheegay inuusan filaynin inay xaaskiisa dhasho ilmo aad u culus.

Sayga oo farsameeya Mootooyinka ay Kenyaatiga u yaqaanaan Bodaboda ayaa tilmaamay inuu leeyahay 6 carruur, kuna adag tahay inuu si caadi ah u helo biilkooda.WIIL 2 WIIL YAR

- Advertisement -

 

Xigasho: The Star

Latest stories