HomeWararAlshabaabkii ka dambeeyey qaraxyaddii 2010-kii ka dhacay Kampala oo la shaaciyey...

Alshabaabkii ka dambeeyey qaraxyaddii 2010-kii ka dhacay Kampala oo la shaaciyey xilliga la maxkamadeynayo

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

13 shaqsi oo ay Boliska Uganda ku eedeeyeen inay ka dambeeyeen Qaraxyaddii Mataanaha ee bishii July 11-dii ee sannadkii 2010-kii ka dhacay magaalladda Kampala  ayaa lagu wadaa inay dacwadooda bilaaban doonto bisha soo socoyta ee June 8-da. Sarkaal u hadlay Garsoorka Uganda, oo lagu magacaabo Soloman Muyita ayaa shalay u sheegay Suxufiyiinta in dacwadaasi dib […]

- Advertisement -
- Advertisement -

13 shaqsi oo ay Boliska Uganda ku eedeeyeen inay ka dambeeyeen Qaraxyaddii Mataanaha ee bishii July 11-dii ee sannadkii 2010-kii ka dhacay magaalladda Kampala  ayaa lagu wadaa inay dacwadooda bilaaban doonto bisha soo socoyta ee June 8-da.

Sarkaal u hadlay Garsoorka Uganda, oo lagu magacaabo Soloman Muyita ayaa shalay u sheegay Suxufiyiinta in dacwadaasi dib loo bilaabi doono bilowga bisha soo socota ee June.

- Advertisement -

Shaacintaasi ayaa timid wax yar kadib, markii ay Dacwad-oogayaasha iyo Kooxaha Difaacayaasha u ah Eedeysanayaashaasi yeesheen Shir ay albaabadda u xirteen, oo uu Guddoominayey Garsooraha qaadayo Dacwadaasi oo lagu magacaabo Alfonso Owiny Dollo.

Eedeysanayaasha lala xiriirinayo qaraxyaddii mataanaha ee Kampala ayaa kala ah:-

  1. Hussein Hassan Agad,
  2. Idris Magondu,
  3. Isa Ahamed Luyima,
  4. Hassan Haruna Luyima,
  5. Abubakari Batematyo,
  6. Yahya Suleiman Mbuthia.
  7. Habib Suleiman Njoroge,
  8. Omar Awadh Omar,
  9. Mohammad Hamid Sulaiman,
  10. Seleman Hijar Nyamandondo,
  11. Mohammad Ali Mohammad,
  12. Dr Ismael Kalule,
  13. Muzafar Luyima

Qaraxyaddii Mataanaha ee bishii July 11-dii ee sannadkii 2010-kii ka dhacay Kampala waxaa ku geeriyootay 76 qof.

- Advertisement -

Xigasho:- New Vision 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts