HomeWararWaalidiin yarad ahaan loo siiyey jawaan Moxog (cassava bag).

Waalidiin yarad ahaan loo siiyey jawaan Moxog (cassava bag).

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Gobalka Teeso ee Bariga dalka Uganda waxaa aad raqiis u ah yaradka laga bixiyo gabdhaha la guursanayo.

Waalidiin ayaa waxay yarad ahaan u qaateen jawaan laga soo buuxiyey Moxog  la qalajiyey (A bag of dry cassava).

 

Waa yarad aad u jaban, iyadoo uu ninka ku iibsan karo xaas da’ yar lacag dhan 50,000 oo Shillin.

 

Haween u ololeysa Xuquuda gabdhaha yaryar ee dalka Uganda, oo lagu magacaabo Amina Nalu ayaa sheegtay inay hayaan warbixino muujinaya in gabdho aan qaan-gaar ahayn lagu  guursado Gobalka Teeso oo 250-KM dhanka Bari kaga toosan magaalladda Kampala.

 

Amina Nalu oo ka tirsan Hay’ad u ololeysa gabdhaha aan qaan-gaarin ayaa sheegtay inay Boliska deegaanka wax ka og yihiin in ay Waalidiinta bixiyaan gabdho ay da’dooda u dhexeyso 15 ilaa 17 jir.

 

“Haddii uusan ninku haysanin 50,000 oo Ugandha Shillings, waxa uu bixin karaa jawaan laga buuxiyey Moxog  qalalan, si uu gabar yar uga dhigto xaas” ayuu tiri Amina Nalu.

 

Sharciga Uganda ayaan oggolayn in la guursado gabdhaha ay da’dooda ka hooseyso 17 jir.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories