HomeWararSomaliland oo Maanta u dabaal dageysa 24 Sanno Jirkeeda

Somaliland oo Maanta u dabaal dageysa 24 Sanno Jirkeeda

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Maamul Goboleedka Somaliland ayaa maanta u dabaal dageya 24 Sanno guuradii kasoo Wareegatay markii Maamulkasi uu ku dhawaqay 18 may maanta oo kale 1991kii inuu ka madax banaan yahay Soomaaliya inteeda kale. Somaliland oo ay ka jirto Dimuqraadiyad aad u wanaagsan ayaa dhinaca kale lagu dhaliilaa in eysan diyaar u ahayn Wada hadaladda kala dhaxeeya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamul Goboleedka Somaliland ayaa maanta u dabaal dageya 24 Sanno guuradii kasoo Wareegatay markii Maamulkasi uu ku dhawaqay 18 may maanta oo kale 1991kii inuu ka madax banaan yahay Soomaaliya inteeda kale.

Somaliland oo ay ka jirto Dimuqraadiyad aad u wanaagsan ayaa dhinaca kale lagu dhaliilaa in eysan diyaar u ahayn Wada hadaladda kala dhaxeeya Dowladda Federalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Maanta waxa lagu wadaa in dhamaan Gobolada Maamulka Somaliland ay ka dhacaan Munaasabado lagu taageerayo Maamulka looguna Dabaal degayo 24 Sanno guuradii ka soo Wareegtay markii uu maamulkasi shaaciyay iney noqdeen Dal ka madax banaan Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts