HomeWararMadaxweynaha Somaliland oo ka Digay in Soomaaliya Loo Dhiso Ciidamo Qaran

Madaxweynaha Somaliland oo ka Digay in Soomaaliya Loo Dhiso Ciidamo Qaran

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamuud Siilaanyo oo ka hadlay munaasabad lagu xusayay 24 Sanno Guuradda Maamulkasi ayaa shaaca ka qaaday in uu ka digayo qorshaha  Ciidan qaran loogu dhisayo Dowladda Soomaaliya. Axmed Siilaanyo ayaa sheegay in arintasi ay Gobolka ku keeni karto Colaado iyo Xasilooni darri sida uu hadalka u dhigay. Maamulka Somaliland ayaa Maanta oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamuud Siilaanyo oo ka hadlay munaasabad lagu xusayay 24 Sanno Guuradda Maamulkasi ayaa shaaca ka qaaday in uu ka digayo qorshaha  Ciidan qaran loogu dhisayo Dowladda Soomaaliya.

Axmed Siilaanyo ayaa sheegay in arintasi ay Gobolka ku keeni karto Colaado iyo Xasilooni darri sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Maamulka Somaliland ayaa Maanta oo kale 18 May 1991kii ku dhawaaqay inuu ka madax banaan yahay Dalka Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts