HomeWararDeg Deg; Madaxweyne Shariif Xasan Sheikh Adan oo Isku Day Dil ka...

Deg Deg; Madaxweyne Shariif Xasan Sheikh Adan oo Isku Day Dil ka Badbaaday

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheikh Adan ayaa ka badbaaday isku day Dil kadib markii ay Weeraren Kolonyo uu la socday Kooxda Al Shabab. Ila Wareedyo la hadlay Radio dalsan ayaa sheegay in Imminka uu badqabo Madaxweynaha oo Weerar Culus uu ku qabsaday Kolonyadii uu la socday goob ku dhaw Degmadda Afgooye Ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheikh Adan ayaa ka badbaaday isku day Dil kadib markii ay Weeraren Kolonyo uu la socday Kooxda Al Shabab.

Ila Wareedyo la hadlay Radio dalsan ayaa sheegay in Imminka uu badqabo Madaxweynaha oo Weerar Culus uu ku qabsaday Kolonyadii uu la socday goob ku dhaw Degmadda Afgooye Ee Gobolka Shabeelada Hoose.

- Advertisement -

Waxa jira Warar kale oo sheegaya in Kolonyadda lala eegtay Qarax Miino waxa ka soo kordha halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts