HomeWararDeg Deg; Diyaarad Siday Ku Dhawaad 90 Soomaali ah oo Soo Gaartay...

Deg Deg; Diyaarad Siday Ku Dhawaad 90 Soomaali ah oo Soo Gaartay Muqdisho

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Diyaarad Siday Dad badan oo gaaraya 95 qof oo Qaxooti Soomaali u badan ayaa ka soo degtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho. Diyaaradda Keentay Qaxootiga Soomaalida waxa iska leh Dowladda Jordan waxana taageertay Hey’adda IOM ee socdaalka Adduunka qaabilsan. Waxa halkasi ku soo dhaweeyay xubno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Waa Markii ugu horeysay oo Diyaarad looga […]

- Advertisement -

Diyaarad Siday Dad badan oo gaaraya 95 qof oo Qaxooti Soomaali u badan ayaa ka soo degtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Diyaaradda Keentay Qaxootiga Soomaalida waxa iska leh Dowladda Jordan waxana taageertay Hey’adda IOM ee socdaalka Adduunka qaabilsan.

- Advertisement -

Waxa halkasi ku soo dhaweeyay xubno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Waa Markii ugu horeysay oo Diyaarad looga soo daabuulo Qaxootiga Soomaalida Dalka Yemen.

Latest stories