HomeWararMadaxweynaha Burundi oo ka hadlay digniintii ay Alshabaab ku sheegeen...

Madaxweynaha Burundi oo ka hadlay digniintii ay Alshabaab ku sheegeen inay weerari doonaan dalkiisa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Madaxweyne Pierre Nikuruziza oo dhawaan ka badbaaday Afgembi lagala wareegi lahaa Talada dalkaasi  ayaa maanta ka hadlay Muuqaalkii Video-ga ee ay Dagaalamayaasha Alshabaab ku sheegeen inay weerari doonaan dalalka Uganda iyo Burundi oo ay Ciiddamo ka joogaan gudaha dalka Somalia.

Madaxweynaha ayaa hadalkaasi ka sheegay Shir Jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Xarunta Madaxtooyadda ee magaalladda Bujunbuura, waana markii ugu horreysay ee Madaxweyne Pierre ka soo muuqdo meel fagaare ah tan iyo markii u uka badbaaday afgembigii toddobaadkii hore.

Madaxweynaha waxa uu hadal kooban siiyey Suxufiyiinta, isagoo aan soo hadal qaadin xiisadda Siyaasadeed ee dalkiisa.

Madaxweynaha dalka Burundi, Pierre Nikuruziza waxa keliya oo uu ka hadlay hadalkii digniinta ee ay Dagaalamayaasha Alshabaab ku sheegeen inay weerari doonaan dalka Burundi iyo dalalka kale ee  ciiddamadda ku biiriyey Hawlgalka Nabad-ilaalinta ee AMISOM.

“Waxaan qaadnay tallaabooyin looga hortagayo Alshabaab, waxaana si dhab ah u qaadanay digniinta” ayuu yiri Pierre Nikuruziza oo ay ku furan yihiin shaqaaqooyinka siyaasadeed.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories