HomeWararDeg Deg; Diyaarad Nooca Wax Basaasta oo Ku Soo Dhacday Buurhakaba

Deg Deg; Diyaarad Nooca Wax Basaasta oo Ku Soo Dhacday Buurhakaba

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Magaaladda Buurhakaba Ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in Halkasi ay ku soo dhacday Diyaarad nooca wax basaasta ee aan duuliyaha laheyn(Drone).

Diyaaradda lama ogga sababta ay u soo dhacday balse waxa jira Warar sheegaya in cilad ay soo Wajahday Diyaarada halka ilo wareedyo kalena ay ku warameen in Al Shabab ay soo rideen.

- Advertisement -

Deegaanka Diyaaradda ay ku soo dhacday oo u dhaw Degmadda Buurhakaba waxa imminka gacanta ku heysa Kooxda Al Shabab.

Latest stories