HomeWararTaliye ka tirsanaa Ciiddanka Uganda ee Hawlgalka AMISOM oo lagu waayey dembiyo...

Taliye ka tirsanaa Ciiddanka Uganda ee Hawlgalka AMISOM oo lagu waayey dembiyo lagu soo oogay

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Taliyihii hore ee Guutadda 11-aad ee Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ahaa Hawlgalka AMISOM, Gaashaanle Sare Hassan Kimbow ayaa maanta laga sii daayey Xabsiga, kadib, markii lagu waayey dembiyo lagu soo oogay. Hadal ka soo baxay Maxkamadda Sare ee Uganda ayaa lagu sheegay in wax caddaymo ah loo waayey dacwadihii lagu soo oogay Sarkaalkaasi oo […]

- Advertisement -

Taliyihii hore ee Guutadda 11-aad ee Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ahaa Hawlgalka AMISOM, Gaashaanle Sare Hassan Kimbow ayaa maanta laga sii daayey Xabsiga, kadib, markii lagu waayey dembiyo lagu soo oogay.

Hadal ka soo baxay Maxkamadda Sare ee Uganda ayaa lagu sheegay in wax caddaymo ah loo waayey dacwadihii lagu soo oogay Sarkaalkaasi oo muddo 10-bilood xirnaa.

- Advertisement -

Eedeysanaha ayaa horey loogu soo oogay inuu Gnaacsato Soomaali ah ka iibiyey shidaal, isagoo aan wax fasax ah ka haysanin Xiriiriyaha QM.

Balse baaritaan kadib ayaa la ogaaday inay dacwadaasi ahayd mid aan raad lahayn.

Kulan ay Xeer-beegtida Maxkamadda Rafcaanka ee Milliteriga Uganda yeesheen oo uu Madax ka ahaa ELLY Turyamuboina ayaa sheegay inay soo gebagebeeyeen dacwaddii loo haystay, laguna waayey wax dembi ah.

- Advertisement -

Turyamubona waxa uu sheegay inuu Dacwad-oogaha keeni waayey caddaymo taageerayo dembiga lagu soo oogay Kornel Hassan Kimbowa.

 Source:- Daily Nation

Latest stories