HomeWararodayaal kasoojeeda galmudug oo kuhanjabay inay shirka go, aan ka qaadanayaan 48...

odayaal kasoojeeda galmudug oo kuhanjabay inay shirka go, aan ka qaadanayaan 48 saac gudahood+Sawiro

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

xubno kamid ah odayaasha dhaqanka ee degaanada galmudug oo maanta saxaafada kula hadlay degmada cadaado ayaa sheegay in dowlada soomaaliya gaar ahaan wasiirkeeda arimaha gudaha uu faragelin kusameeyay arimaha dhaqan ee iyaga gaarka u ah odayaashan ayaa si cad ushaaciyay in wasiirku uu wareegto ku kala badalay xubno dhaqan oo ay kulahaayeen odayaasha kuxareysan xarada […]

- Advertisement -

xubno kamid ah odayaasha dhaqanka ee degaanada galmudug oo maanta saxaafada kula hadlay degmada cadaado ayaa sheegay in dowlada soomaaliya gaar ahaan wasiirkeeda arimaha gudaha uu faragelin kusameeyay arimaha dhaqan ee iyaga gaarka u ah

odayaashan ayaa si cad ushaaciyay in wasiirku uu wareegto ku kala badalay xubno dhaqan oo ay kulahaayeen odayaasha kuxareysan xarada KAFAALA ee degmada cadaado oo sadex xubnood oo ay kulahaayeen midkamid ahaa oo magaciisa layiraahdo nabadoon jaamac maxamad xalane lagasoo saaray xaradaasi oo uukujray mudooyinkii ugu dambeeyay lagauna badalay cabdinaasir jaamac seed
oday dhaqameedyadan ayaa ku goodiyay in dowladu hadii aysan 48 saacadood uga noqon talaabadaasi ay go.aan kaqaadan doonaan shirka maamul usameynta gobolada dhexe ee cadaado kasocda
waxaa xusid mudan in cabdinaasir jaamac seed uu hormuud ka ahaaxubnaha dhaqan ee aadka ugu dhow ololaha musharax cabdi xasan cawaale qeybdiid oo kamid ah xubnaha uloolamaya madaxweyne nimada maamulka gobolada dhexe  islamarkaana waxaa uu aad uga dhaxmuuqan jiray shirarka kadhanka ah gudiga farsamada ee dowlada soomaaliya magacowday inta badana shirarka dhaqan ee dhinacyada diidan qaabka loo hagayo shirka cadaado ka ahaa shir gudoon

dadka arimaha siyaasada goboladadhexe sida aadka ah u odorosa ayaa arintan ku macneeyay heshiis hordhac ah oo cabdi qeybdiid iyo wasiirka arimaha guduhu ay wada gaareen kaas oo ladoonayo in lagu qanciyo cabdi qeybdiid kaqeyb galka shirka iyo inuu xubin kumatasha kusoo darsado xarada KAFAALA

- Advertisement -

DSCI6080 DSCI6081 DSCI6082 DSCI6083 DSCI6084 DSCI6085 DSCI6086 DSCI6087 DSCI6088 DSCI6089 DSCI6090 DSCI6091 DSCI6092 DSCI6093 DSCI6094

 

Latest stories