HomeWararMataanayaashii u dhashay dalka Britain ee la sheegay inay ka soo baxsadeen...

Mataanayaashii u dhashay dalka Britain ee la sheegay inay ka soo baxsadeen Kooxda Daacish oo weli lagu hayo dalka Syria

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Sahra Ibrahim Halane iyo Salma Ibrahim Halane oo ah Mataanayaal haysta dhalashadda dalka Britain ayaa la sheegay inaysan ka soo baxsanin Kooxda Daacish, sida warar horeu sheegeen. Mataanayaasha oo 17-jirro ah ayaa la sheegay inay haatan ku sugan yihiin gudaha dalka Syria, sida laga soo xigtay ilo ku dhowdhow Qoyskooda. Mataanayaasha oo ay ka geeriyoodeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sahra Ibrahim Halane iyo Salma Ibrahim Halane oo ah Mataanayaal haysta dhalashadda dalka Britain ayaa la sheegay inaysan ka soo baxsanin Kooxda Daacish, sida warar horeu sheegeen.

Mataanayaasha oo 17-jirro ah ayaa la sheegay inay haatan ku sugan yihiin gudaha dalka Syria, sida laga soo xigtay ilo ku dhowdhow Qoyskooda.

- Advertisement -

Mataanayaasha oo ay ka geeriyoodeen rag ka tirsanaa Kooxda Daacish ayaa la sheegay inay Toddobaadkan la soo xiriireen Aabahooda, Ibraahim Halane oo ay u sheegen inay bad-qabaan, kuna sugan yihiin gudaha dalka Syria.

Aabaha dhalay gabdhahaasi ayaa u sheegay Wargeyska The Sun inay la soo xirireen gabdhihiisa, una sheegeen inay wax kasta isbedeleen.

Dhinaca kale, hadal ka soo baxay Waaxda Arrimaha Dibedda ee Britain ayaa lagu sheegay inay baaritaano ku hayaan wararka ay Saxaafadda Britain horey uga qoreen inay saddex gabdhood oo haysta dhalashadda Britain ka soo baxsadeen Kooxda Daacish.

- Advertisement -

Labo Toddobaad ka hor, ayaa waxaa Shabakadda Wararka ee Mosul Eye lagu soo qoray inay Mataanayaashaasi ka baxsadeen Kooxda Daacish, lana baadi-goobayo.

 

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts