HomeWararDaawo Sawiradda :Sida looga xusay Maalinta dhalinyaradda bartamaha Somalia

Daawo Sawiradda :Sida looga xusay Maalinta dhalinyaradda bartamaha Somalia

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

{Radio Dalsan Cadaado}:Waziirka Arimaha Gudaha Dowlada Somalia ayaa deegaanka Gidheys kaga qeyb galay munaasabada lagu xusayay maalinta dhalinyarada Somaaliyeed ee S Y L .

Munaasabada ayaa waxaa soo qaban qaabiyay dhalinyarada degta goballada bartamaha somalia

wasiirka wasaaradda arimaha gudaha iyo federalka xukumada Somaaliya  Cabdiraxmaan odawaa waxaa uu ugu baaqay dhalinyaradda goballadda dhaxe in ay ka qeyb qaataan dhisitaanka Maamulka Goballad dhaxe ee somaalia .

sido kale waxaa goob joog ka ahaa munaasabada madaxweynayaasha galmudug iyo ximan iyo xeeb iyo qaar ka mid ah musharxiinta Maamulka bartamaha Somalia

S/Q: Abuukar Xashara

Daawo Sawiradda

DSCI5926 DSCI5928 DSCI5932 DSCI5933 DSCI5934 DSCI5939 DSCI5940 DSCI5942 DSCI5944 DSCI5946 DSCI5952 DSCI5954 DSCI5955 DSCI5957 DSCI5966 DSCI5968 DSCI5972 DSCI5985 DSCI5991 DSCI5993 DSCI5996 DSCI6000 DSCI6004 DSCI6010 DSCI6015 DSCI6020 DSCI6025 DSCI6055 DSCI6061 DSCI6075

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories