HomeWararBritain oo Kenya ugu baaqday in la maalgeliyo Bulshadda, si ay u...

Britain oo Kenya ugu baaqday in la maalgeliyo Bulshadda, si ay u soo gudbiyaan warbixinadda Hawlgalka Kooxaha Argagixisadda

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Ergayga Sare ee Dowladda Britain uga wakiilka ah dalka Kenya, Christian Turnerayaa ugu baaqay Dowladda Kenya inay maalgelin badan ku bixiyaan Hawlaha Mujtamaca si looga guuleysto Dagaalka lagula jiro Xag-jirayaasha. Dr. Christian Turner ayaa hadalkaasi ka jeediyey Shirweyne looga hadlayey La-dagaalanka Kooxaha Argagixisadda  oo lagu qabtay maagaalladda Nairobi, wuxuuna xusay inuu rumeysan yahay Bulshooyinka lagu […]

- Advertisement -

Ergayga Sare ee Dowladda Britain uga wakiilka ah dalka Kenya, Christian Turnerayaa ugu baaqay Dowladda Kenya inay maalgelin badan ku bixiyaan Hawlaha Mujtamaca si looga guuleysto Dagaalka lagula jiro Xag-jirayaasha.

Dr. Christian Turner ayaa hadalkaasi ka jeediyey Shirweyne looga hadlayey La-dagaalanka Kooxaha Argagixisadda  oo lagu qabtay maagaalladda Nairobi, wuxuuna xusay inuu rumeysan yahay Bulshooyinka lagu xiriirito inay gacan saar la leeyihiin Kooxaha loogu yeero Argagixisadda ay qeyb ka yihiin khatarta dagaalladda lagula jiro Argagixisadda.

- Advertisement -

“Dagaalkan laguma guuleysan karo awood milliteri oo keliya, waxaa loo baahan yahay in wax laga qabto sababaha keena inay dadka qaarkooda  noqdaan Xag-jirayaal ku biira dagaalladda” ayuu yiri Dr. Christian Turner.

Waxa uu intaasi ku daray in Iskaashiga Sirdoonka, Kontoroolka xuduudk, Iskaashi Gobaleed arrimaha Qaxootiga iyo Hawlgalladda Milliteriga tahay tallaabo wanaagsan.

Ergayga Sare ee Dowladda Britain uga wakiilka ah dalka Kenya, Christian Turnerwaxa uu ku booriyey Dowladda Kenya inay tusaale ku-dayasho mudan ka dhigtaan qaabka ay Dowladda Britain kaga guuleysteen qaraxyaddii ay geysan jireen Jabhaddii IRA-da.

- Advertisement -

Wuxuuna xusay inay aad u maalgeliyeen bulshadda, oo  iyagu soo gudbin jirey Warbixinadda Kooxda Argagixisadad ee IRA-da.

Latest stories