HomeWararMaamulka Dagmada Afgooye oo sharci daro ku tilmaamay lacago qarsoon ee Ganacsatada...

Maamulka Dagmada Afgooye oo sharci daro ku tilmaamay lacago qarsoon ee Ganacsatada laga qaado

Date:

Related stories

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

Gudoomiye ku xigeynka dhinac dhaqaalaha ee Maamulka Dagmada afgooye ayaa sharci daro ku tilmaamay lacago qarsoon oo sheegay in laga qaado qaar ka mid ah ganacsatada dagmadaasi

Yusuf Shiikh Cabdiwaaxid ayaa sheegay in lacagahaasi ay qaataan shaqsiyaad iyo Ciidamo ka tirsan Maamulka dagmada isla markaan waxaad Maaliyada aysan ka warheyn Maamulka Dagmada

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Wariye Maxamed Xusen Cismaan 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories